Cabdiweli Gaas: “Labada xilba markaan waayey ayuu miyirku ii soo laabtay”

Madaxweynihii hore ee Puntland, horayna usoo noqday Ra’iisul Wasaarihii Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ka sheekeeyay sida uu xaalkiisu noqday markii uu labo jeer ku guul darraystay xil uu u tartamayay. Gaas, oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya ayaa isaga oo u warramay Banaamijka Muusigga iyo Salaamaha ee BBC-da sheegay in xilliga … Continue reading Cabdiweli Gaas: “Labada xilba markaan waayey ayuu miyirku ii soo laabtay”